Nabadoon Cabdullaahi Xassan Cawaale oo goordhaw la dilay iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa goordhaw xaafada Nuur Xawaad ee magaalada Baladweyne waxa ay ku dileen Nabadoon Cabdullaahi Hassan Cawaale (Tooratoor) oo kamid ahaa waxgaradka magaaladaasi. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in kooxda hubeesan ay rasaas huwiyeen nabadoonka , waxaana dilka kaddib kooxda hubeesan eryaday dad ka agdhawaa halka dilku ka dhacay, hasa ahaatee kooxda hubeesan … Continue reading Nabadoon Cabdullaahi Xassan Cawaale oo goordhaw la dilay iyo Faahfaahino kasoo baxaya